Your privacy matters to us. This policy explains how we collect, use and protect your information.
Asturnaantaadu waxay noo muhiim tahay. Siyaasaddani waxay sharxaysaa sida aan u soo ururino, u isticmaalno oo u ilaalino macluumaadkaaga.
Personal Information
Macluumaadka Shakhsiyadeed
We collect your name, phone number and patient/customer ID to identify your account.
Waxaan soo ururinaynaa magacaaga, lambarka taleefoonkaaga iyo aqoonsiga bukaanka/customer-ka si aan account-kaaga u aqoonsano.
Medical Information
Macluumaadka Caafimaadka
Information related to your prescriptions and purchases is kept for your care and records.
Macluumaadka la xiriira dawooyinkaaga iyo waxyaalaha aad iibsato waxaa loo ilaaliyaa daryeelkaaga iyo diiwaankaaga.
Transaction Information
Macluumaadka Macaamilka
Payments you made, invoices, your balance and transaction history are stored securely.
Lacagaha aad bixisay, invoices, balance-gaaga iyo taariikhda transactions-ka waxaa si ammaan ah loo kaydiyaa.
How We Use Information
Sida Aan U Isticmaalno Macluumaadka
Your information is used to provide healthcare services, billing and account management.
Macluumaadkaaga waxaa loo isticmaalaa bixinta adeegyada caafimaadka, billing-ka iyo maareynta account-ka.
Data Protection
Ilaalinta Macluumaadka
Your data is protected against unauthorized access by our security systems.
Macluumaadkaaga waxaa laga ilaaliyaa gelitaanka aan la oggolayn nidaamka amniga ee aan leenahay.
Data Sharing
Wadaagista Macluumaadka
We do not share your information with anyone without permission, except where required by law or for essential services.
Lama wadaago macluumaadkaaga qof aan la oggolayn, marka laga reebo xaaladaha sharcigu u baahan yahay ama adeegyada lagama maarmaanka ah.
Account Security
Amniga Account-ka
You are responsible for protecting your password and login information. Never share them.
Adiga ayaa mas'uul ka ah ilaalinta password-kaaga iyo macluumaadka login-ka. Weligaa ha la wadaagin.
Contact Information
Macluumaadka Xiriirka
For any privacy questions, contact us at or .
Su'aal kasta oo ku saabsan asturnaanta, nala soo xiriir ama .